Gudoomiyihii Shaqada laga joojiyay ee Yaqshiid oo Eedeymo culus loo jeediyay

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa shaqo joojin ku sameeyay Gudoomiyihii degmada Yaqshiid Axmed Maxamed Xasan Geedow ,kadib markii lagu eedeeyay in uu ku kacay Falal Musuq maasuq iyo fal dambiyeedyo kale. Qaar kamid ah ganacsatada iyo dadka degan Degmada Yaqshiid ayaa ku eedeeyay Gudoomiyihii shaqada laga joojiyay in uu ku takri falay awooda uu heestay sidoo kale … Continue reading Gudoomiyihii Shaqada laga joojiyay ee Yaqshiid oo Eedeymo culus loo jeediyay